(Sawirro) Golaha guud ee Q/Midooday oo cambaareeyey Ruushka iyo Somalia oo..

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in Ruushka uu joojiyo duullaanka uu ku hayo Ukraine oo uu dhammaan ciidamadiisa kala baxo, iyadoo waddamo ka kala socda quwadaha adduunka iyo kuwa jasiiradaha yar yar ay cambaareeyeen ficillada Moscow. Waxaa Qaraarkan u codeeyey 141 halka 5 dal ay ka aamuseen waxaana diiday 35 … Continue reading (Sawirro) Golaha guud ee Q/Midooday oo cambaareeyey Ruushka iyo Somalia oo..